Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay guddoomiye ku xigeen cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Saciid Nuur Isaaq (Jiko) u Magacaabay Gudoomiye ku Xigeenka Maaliyada maamulka Gobolka Bakool ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo u qorneyd sidan hoose:- Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com